Goob uu ka Khudbeenayay Madaxweyne Caan ah oo la weeraray (Daawo Sawiro) 

Diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa lagu weeraray goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Venezuela, Nicolas Maduro, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro dhaawacyo u badan. Madaxweyne Nicolas Maduro, ayaa xiliga weerarka dhacayay waxa uu jeedinayay khudbad si toos ah looga daawanayay Telefishinka, waxaana la sheegay in Madaxweynaha wax dhibaato ah aysan kasoo gaarin weerarkaasi. … Continue reading Goob uu ka Khudbeenayay Madaxweyne Caan ah oo la weeraray (Daawo Sawiro)